Israa’iil iyo Aqoonsiga Somaliland: Maxaa La Gudboon Soomaaliya?
26-kii bishan Diseembar 2025, Israa’iil waxay si rasmi ah u sheegtay inay “aqoonsatay” gobolka gooni isu taagga ah ee Somaliland…
Doorashada Soomaaliya: Fursad Horumar HAA, Qalalaase Maya!
Doodda sheegaysa in doorashada Soomaaliya ay tahay mid horseedi doonto qalalaase sharciyadeed (legitimacy crisis), waxay ku dhisan tahay aragti aad…
Sidee qofka siyaasigu ku dhisi karaa kalsoonida shacabka
Kalsoonida shacabka waa saldhigga dowladnimo kasta. Marka kalsoonidu jirto, dadku waa ay aqbalaan hoggaanka, canshuurtuna waa ay bixiyaan, sharciyadna way…
Barnaamijka Baxnaano – 3 Dollar Bishii…!
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday barnaamij ay ugu magac dartay Baxnaano, kaasoo sida madaxweynuhu sheegay lagu taakuleynayo dadka danyarta…
Soomaaliya iyo Kenya, Maxey Kala Beddesheen?
Heshiiska ganacsi ee dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ku wada saxiixdeen caasimadda Muqdisho, waxaa aragtiyo kala duwan ka bixiyey bulshada qeybaheeda…
Qatarta Xanuunka ZIKA iyo Dalkeena Soomaaliya..
Xanuunka beryahan dambe qabsaday warbaahinta, gaar ahaan Galbeedka, ee loo yaqaano Zika, ayaa cabsida saameyntiisa ay ku sii baaheysaa dunida,…
Madasha Wada-tashiga Qaran: Bam Siyaasadeed Lala Dhacay 3 Milyan Oo Ruux…
Inteena badan waxaan war uun ka heynaa in 28-kii January sanadkan 2016, Muqdisho lagu soo gabagabeeyey shirkii magaciisu ahaa ‘Wadatashiga…
Marka Magaceenu Iib Yahay !!!
In badan oo nolosheena ka mid ah waxaan ku saleynaa oo aan isku howlnaa difaaca diinta iyo ka run sheegiddeeda.…
Boobka Ka Daaya, Banaadir Waa State!
La iskuma hayo in ay tahay caasimaddii dalka, hoygii umadda , xaruntii midnimada iyo gogoshii qaranka oo Somaliweyn oo idil…
